Baarlamaanka Somaliland Oo Go’aan Wada Jira Ka Soo-Saarey Xeerka Nidaamka Garsoorka Dalka

Hargeysa(RH):-Baarlamaanka Jamhuuriyadda Somaliland (Guurtida iyo Wakiillada ) ayaa Maanta go’aan wada jir ah ka soo saaray Qaraar ay maxkamadda sare sheegtay inay ku laashay Xeerka nidaamka garsoorka Somaliland.

Dhawaan ayay aheyd markii ay Maxkamadda sare ee Somaliland, ay laashay Kaabis iyo wax ka beddel lagu sameeyey Xeerka nidaamka garsoorka dalka, kaas oo ay cabasho ka soo gudbiyeen madaxda Maxkamaddaha Rafcaanku.

Qararkan ay soo-saareen Guurtida iyo Wakiillada oo soo gaadhay xafiiska warqabadka Radio Hormuud ayaa u dhigna sidan:-

1

 

2

 

6e

 

y

 

Category