Somaliland Oo Maanta Qaaday Xayiraaddiihii Covid-19

Hargeysa(RH)Xukuumadda Somaliland ayaa Maanta si Rasmi ah Xayiraadii Uga qaaday dhammaan xayiraadiihii ay ku soo rogtay Dalka ee lagaga hortagayay faafitaanka  Xanuunka CoronaVirus.

 

Xukuumadda Somaliland  Waxyaabaha ay fasaxday waxaa ka mid ah Duullimaayada Diyaaradaha, Ciyaaraha, Waxbarashada, Hotelada iyo Dhammaan waxkasta oo hore loo joojiyay.

A

 

A2

 

Category